Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdi uu hogaaminayo oo ku wajahan dalka Qatar

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Isniin ah ku wajahan magaalada Dooxa ee waddanka Qatar.

Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdigiisa, ayaa sida wararku sheegayaan marti-qaad rasmiya ka helay madaxda u sarraysay dowladda Qatar.

Safarkan ayaa ku soo beegmay, xilli aysan heshiis ahayn Ra’iisul wasaare Rooble iyo madaxweyne Farmaajo, oo xiriir wanaagsan la leh dowladda Qatar.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdi uu hogaaminayo oo ku wajahan dalka Qatar appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this