Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Qandaraasyadda Qaranka Oo Shaaciyay Magaca Shirkadda Guulaystay Qandaraaska Iibka Xoolaha Nool

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddiga qandaraasyadda qaranka JSL ayaa maanta shaaciyay magaca shirkadda guulaystay Qandaraaska xoolaha nool ee loo soo iibinayo dadka danyarta ah ee gobollada Somaliland.

Qandaraaska oo ay masuul ka tahay wasaaradda xanaanada xoolaha iyo kalluumaysiga ayaa waxa hore u soo xaraysatay 12 shirkadood, waxa habsaantay hal shirkad waxaaana qandaaska ku guulaystay shirkadda magaceedu yahay Cabdirashiid Al-khaliifa sida oo uu maanta ku dhawaaqay guddoomiyaha guddiga qandaraasyadda qaranka Nuux Maxamed Xuseen.

Dhankooda waxa iyaguna halkaasi ka hadlay shirkadihii u soo tartamay qandaraaskan oo dhammaantood bogaadiyay, halkan hoose ka Daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this