Sign in to follow this  
RedSea

Drivers among women increasing in Hargeysa city.

Recommended Posts

RedSea   

Somaliweyn - Hargeys - 26/11/06

 

Magaalada Hargeysa oo ay ku soo badanayaan Gabdhaha Darawaliinta ah ee Gaadiidka Kaxeeya

 

( Saxafiyada Moha Daahir Faarax oo aan wareysi kala yeelanay dhinacyo badan oo ku saabsan somali-lan iyo Horumarkeeda)

 

moha_darawal.jpg

 

moha_daahir.jpg

 

 

Hargeysa waa Magaalo aad u balaaran isla markaana xiligan ku talaabsatay Horumar baaxad leh kaas oo soo jiitay dad aad u fara badan oo isugu jira Madow iyo Cadaan, taas oo laga dheehan karo Muuqaalka wanaagsan ee Magaalada iyo sida maalinba maalinta ka dambeysa ay u sii bidhaameyso.

 

Inkasta oo Socdaalkii iigu horeeyey ee aan ku imaado Hargeyso ay tahay hadana waxaa ii muuqanaya Sawirkii la iga siiyey kol hore ee la xiriiray Horumarka ka jira, waxaana Magaaladu ay tahay Magaalo ay ku sii hirteen dadyow aad u fara badan kuwaas oo ganacsi Nolol iyo waxyaabo kale u soo raadsaday.

 

Hadaba waxyaabaha Cajiibka ah ee aan ku arkay Magaalada ayaa waxaa ka mid ah, adiga oo arkeysid Gabdho aad u fara badan oo kaxeynaya gaadiidka, kuwaas oo isaga kala gooshaya Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa .

 

Inkastoo Gaadiidku uusan laheyn Rag iyo Dumar hadana waxaa la oran karaa waxaa saamaxaya in Haweenku ay sida ay doonaan u isticmaalaan gaadiidka Nabada iyo Horumarka ka jira Deegaanada Somaliland.

 

Hadaba si aan wax badan uga ogaano Arintan ayaan waxaan kala sheekeystay Saxafiyad ku sugan Magaalada Hargeysa, isla markaana ka holgasha TV-ga Qaranka Somaliland, iyada oo dhinaca kale Warar u dirta hay’ado warbaahineed oo dalka dibadiisa, waxaana aan la sameeyey Wareysi ku saabsan Horumarka Somali=land doorka Saxaafada, iyo Muuqaalka Hablaha iyo arimo kale.

 

 

Si aad u hesho Macluumaad dheeraad ah Halkan riix si aad u dhageysato Wareysiga Moha Daahir

listen her report here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^I posted on teh wrong place,should have been moved,so I thought perhaps we could close the one up in the general section since this topic suits the 'women'section.

 

As for the women,she is not Arab,she is pure somali daughter of a Farax.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^lol..dude,the Somali don't look alike as you know,we have some that resemble like Arabs you know,there is no definate Somali skin complexion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fanisha   

^^ Wasn't this topic in the general section? Siduu Gen duke puntland noogu gagabiyey ayaad adiguna somaliland iyo hargeysa nagu dishey. wah! :mad: :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this