Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo ka qeybgalay Munaasibad loo qabtay Arday ka qalinjebisay Jaamacada Gollis+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   
 Gudoomiye Cirro oo ka qeybgalay Munaasibad loo qabtay Arday ka qalinjebisay Jaamacada Gollis
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta magaalada Hargeysa kaga qayb galay munaasibad loo qabtay qalin jabinta dufcaddii 32-aad ee ardayda Jaamacadaha GOLIS.
Guddoomiyaha oo hadal ka jeediyay madasha waxa uu ardayda qalin jabisay ku bogaadiyay farxadda qalin bedelashada iyo dedaalka ay ka midho dhaliyeen. Guddoomiyuhu waxa uu kula dardaarmay in ay aqoonta ay barteen ku anfacaan dalkooda iyo dadkooda siina wadaan geeddiga waxbarashada
241658586_577437407030215_82169692239333
241652479_577437917030164_50541322134219
241200121_577437527030203_51771576892146
241655359_577437423696880_19633019871876
241654636_577437663696856_89133069036415
 cirro.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this