Sign in to follow this  
Deeq A.

Rag U Dhashay Dalka Nigeria Oo Ku Hawlanaa Samaynta Lacago Foojari Oo Lagu Qabtay Somaliland+SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ciidanka Socdaalka JSL (Immigration) oo maanta ku soo bandhigay Xaruntooda Hargeisa Dad u dhashay wadanka Neyjeeriya iyo hal qof oo Somali ah, kuwaas oo ku hawlanaa samayn lacago foojari oo ay doonayeen inay ku khalkhal galiyaan dhaqaalaha Wadanka.

Taliyaha Ciidanka Socdaalka Sareeye Guuto Maxamed Calin (Dayib)  ayaa hawl gal ay sameeyeen waxay kusoo qabqabteen islamarkaana kusoo bandhigeen Eedaysanayaashii iyo agabkii kale ee ay faldambiyeedka ku galen,Nimankan oo saaka Lagu soo bandhigay  Taliska Ciidanka Socdaalka.

Sidoo kale waxa lagu qabtay Aqoonsiyo been abuur ah.

  • 1-1024x683.jpg
  • 2-1024x683.jpg
  • 3-1024x683.jpg
  • 4-1024x683.jpg
  • 5-1024x683.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this