Sign in to follow this  
Tuujiye

Old School Reunion

Recommended Posts

nuune   

lol@Juxa, aniga sabab ayaan banooniga iskaga daayey, mar hadey calooshu ku fakato, dhabarkuna maroodi ku noqdo, dhafoorkuna ku qiiqo banooni warkiis ma jiro :D

 

 

Tuujiska, ehehe, u know ilaa 2002gii aa i laheed Europe aan imaanaa :D:D hada sheekadaada iguma socoto xarash koolba aaryo muntulaando aan kuu haayaa,

 

 

MMA, you are right, ninkaan Tuujiska waa culusyahay banooni iska daayee orodka xataa waa dhibaa, suu doorada u rifaayo lee Ilaah kuma tuso, ani waa yaawi :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

See topic ga u dhihi karaa 'Old School Reunion', yet you only call MMA & Nuune? Garoonka wuxuu u furan yahay kuyeh! Minaa banooni rabtiin inaa ka sheekeysiin 'Sports' section baa meesha jira...Sheemo!

 

JB isqorkiisaa iigu daran? Yaa u wacday, war soo soco waryaa, nagasoo bixi meeshaan!!!

loooooool KK waa ogtahay meeshaan dadka igu soo ceshay oo aan u joogo daraadood in aad adiga ka midtahay see camal laakiin hadaan ku dhaho old school waxaan ka baqay in aad igu soo tuurtid kabahaan taakada leh oo aad maalin kaste ku faanfaantid lol MMA aa sheekada banooni u badalay nooh lool

 

Juxa adiga wiligaa wax fiican iyo qof la faansho alerji aa ku tahay yaah? waraa khuukh mataqaantaa lol laakiin beentaa ma aha kistoo waa cuslaaday waxaasna da'da waaye nooh wax yaalo kale aan la sheeg sheegi karin...

 

nuune loooooooool I would love to see you madaxa ka cayilay cunug yahoo aad u qabtid istakiinka.. waraa cunto dhan maba cuntid adigoo aan iska fiiri inta fat iyo wax yaalaha kale ku jirin seecamal modelska bajaqyaasha eh maa la tartamtaa loool

waraa I'm coming to europe marax yahoo laakiin in aan isku imaano waaye aan UK ku digrino sidii xertii seecamal lol this is for real saaxiib 2002 aniga wili ma qaan gaarin seecamal adi adiga oo kale maa ii qabtaa 2002 Canada iyo pakistaan single motherka joogo soo kala tuuri jiray meeqa bajaq aa ugu sheekeysay Pilot aan ahay looooooool maleysia xitaa qariidoo waa u gaartay shiiiiiiiiiiiiiiiiii ish!!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

wax aan elergik ku ahay majiraan, waa turufokuteen:)

 

anyways iisoo sheega marki adi iyo nuune imaaneesin, wadankan nama wada deekhee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Runtii ninkaan inaa wacdaro tuso waaye, oo geeyo meeshaa ku ciyaaro ee Albion. Waa ku geynaa ee ila soo socodsii markaa imaatid.

 

Soomaali United maa tiri? Reer showiistiyaasha ka koow ah? Yuusuf Jihaad iyo dadkaas la ciyaartaa miyaa? Kuwaas Windsor ku garaaci jiray, xataa kuwa u wada ciyaaro kooxda Windsor.

 

Waligaa Yurubta uu Nuunka kugu booteynaayo ma tagin miyaa? Koley wax aan ka hayn kuma arkeysid ka ahayn wax dhuub dhuuban oo surwaalo dhuub dhuuban wada wato.

 

Juxa, soo dhawoow mar kale abaayadiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

fu-fu leen qabow waligey kujiray, qaxar iyo abaar isma arkin alxamdulilah. whats with the indho sarcaadis adiga

 

thanks MMA

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

MMA..loool beerdilaacshe iyo dhago aa kuugu dhagan meesha MMA dad ee ka dhamaatay loooooooooool waraa Albion walaalkee aa ku jiro maraxa laacibkiina waaye wili laakiin hada waa haray aan umaleynaa lol...aniga iyo adiga isku lood manihin. Hadaan imaado Somali United aan u ciyaaraa because Iftin iyo Albion ma iskeeni karno calaashaan tarabo quuqlayaal.. Banaadirna atoore hindi aa wato qashiinka beenloowga ahaa...

 

loool@Juxa ani iyo nuune hadaan London isla imaano roobka aa joogsanaayo waa naloo duceynaa!! nuune waa duceysan yahay mukulaal aa suulka ugaga kaleetisay hada kohor anina shini aa dhagta iga qaniintay markaan 3 jir ahaa..yarta qasoo aan usoo soconaa.....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this