Sign in to follow this  
Deeq A.

Gaadhi Nooca Xamuulka Qaada oo xanibay Isusocodka Gaadiidka Waddada iskuxidha hargeysa & Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   
Gaadhi Nooca Xamuulka Qaada oo xanibay Isusocodka Gaadiidka Waddada isku xidha Hargeysa & Berbera Gaar Ahaan Dooxa Darigodle.
gaadhi2-e1624447401950.jpg
Gaadhiga Buudhigii Uu Jidaayay Oo Sibidh Saaranyahay Ayaa Dhex Ka Kala Leexday Oo Wadadu Halkay Dooxa Ka Gasho Isku Balaadhiyay Iyada Oo Taayirada Danbena Uu Kala Dhacay Buundada Dooxa Halka Kurtii Horena Bundad Dhinaceeda Kala Ka Laalaado.
Goob Yar Oo Banaan Oo Doox Ah Ayay Gaadiidka 4WD Ahi Dirqi Ku Marayaan Marayaan Gaadiidka Intii Kale Waa Xanibanyihiin.
Aniga Oo Kamida Dadka Halkaas Ku Xaniban Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Axmed Maxamed Xaashi Aan La Hadlay Waxa Uu Iisheegay Inay Isaga Iyo Gurmad Kale Soo Socdaan Si Ay Wadadaas Ufuraan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this