Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Heshiiska.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Somaliland iyo Taiwan oo kala sexeexday Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibbedda Somaliland ahna ku simaha wasiirka Mudane: Libaan Yuusuf Cusman ayaa maanta si rasmi ah ula sexeexday dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Mudane: Joseph Wu, Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka Somaliland iyo Taiwan.

Sidoo kale Waxa Goobjoog ka ahaa Sexeexa Heshiiska, Wasiirada Caafimaadka ee Somaliland iyo Taiwan

Heshiiskan oo ku saabsan horumarinta caafimaad ayaa waxa uu qayb ka yahay iskaashiga iyo xoojinta xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this