Sign in to follow this  
Jacpher

Ramdan Mood?

Recommended Posts

Salaan saaxiib.

 

Runtii xasuus weyn waaye, qaas ahaan marxab, marxab yaa ramadaan iyo soorta la cunaayo, hadee subag tahay, sax....

 

Maxaa heesahaas (are they heeso horta?) socdo banaanka naloo bixiye oo nala dhahay ma soomadiin socda banaanka aada, banaankii oo cidlo eh oo qofna socon kushineeto iyo garaangar ku wad wadno wixii ciyaal baxa lasoo wada dhahay dadka ha dhibina.

 

Soon walaahi wadankaaga uu sharaf ku lee yahay. Markee the whole family iska soo hor fariistaan, oo miinshaarida, qaxwada, malawaxa, sanbuus, burka, isbarmuutada barafka wadato, shaahii dhabta ahaa. Kaas ayaa soon ahaa, runtii, inta kale been.

 

Marka afurka dhamaadana banaanka loo soo wada bixi jiray, magaalo markaas shidnaan jirtay. Biibitooyinka lasoo wada fariisan jiray, kii dublad ciyaaraayo ha ciyaaro, kii turub ciyaaraayo ha ciyaaro, kii taraawiix aadaayo ha aado. Xaraarad iga dheh.

 

Hadana mala sugi karin maalinta ciida, shaati cusub, surwaal cusub, kaba cusub, balaayo oo dhan cusub carwada Iidka laga soo gaday. Shilimaanta qaraabada bixiyaan laga dhargaayo. Waayo waayo, walaahi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Markee the whole family iska soo hor fariistaan, oo miinshaarida, qaxwada, malawaxa, sanbuus, burka, isbarmuutada barafka wadato, shaahii dhabta ahaa. Kaas ayaa soon ahaa, runtii, inta kale been.

LOL Miinshaar - ida.

 

When exactly is Ramadan? the 4th, 5th?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Naku Penda Piya:

quote: Markee the whole family iska soo hor fariistaan, oo miinshaarida, qaxwada, malawaxa, sanbuus, burka, isbarmuutada barafka wadato, shaahii dhabta ahaa. Kaas ayaa soon ahaa, runtii, inta kale been.

LOL
Miinshaar - ida.

 

When exactly is Ramadan? the 4th, 5th?
Miinshaar jirin ayaa raacay. Yac! Adigaa na bartay carab gajanimada. Kac! Maxaa la dhihi jiray? Mushaari? Mishaari? Aniga 'miinshaari aa dhahaa, awal kas aan u dhihi jiray hada waa ila tagtay oo ereygii saxda ayaaba ilooway. Goormaa cabana igu danbeysay, I mean the real mishaari.

 

Ducaqabe, haa duqa. Inta teeda kalena baahi iyo oon maku qabanaayo. I mean, as long as soon happens to be in fall and winter months, marka dareenkii waaba kasii tagee.

 

Maalintii igu horeysay aan soomo waxaan xasuustaa oon ayaa si xoog badan ii qabtay. Masaajidka aa ku jiray, oo dadka masaajidka ee jiifi jireen. Waa is celin waaye. Biyaa madaxa iskaga shubay. Konton jeer ayaan weyseystay. Kaali oonka iga bixi. Finally, gurigaa u orday and it was around 4 p.m., almost afur time, alas hooyadeey oo qeylineyso oo abaal aan kuu marinaa dhaheyso ayaa tubada u dhigtay afka. Xaax. Waligeey ma iloowaayi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

MMA...Suurta aa sheegeysid xagee laga cunijiray macbuudkee...Waraa mushaari dheh wariir baal baaloo haku galee!! Ani waxa kili aan aad iyo aad ugu xiisay waa aadaanka la maqlaayo nooh!! i can't wait to go to a muslim country again and hear that sound walaahi..iinsha allah!!

 

Ramadaan Kariim aqyaarta ramadaan should be the 4th of oktoobar iinsha allah koleey wadaadada hada jiro waa is qilaafayaan as always and start or prey ciid different days..

 

Wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

4th or 5th it doesn't matter to me as I always fast with the later group and break with the first group. No need to worry I have to make up some days anyways. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by *Proud_Muslimah*:

Assalamu Alaikum Ducaqabe,

 

I thought the use of musical instruments is
haram ?

You think or you know? If it's the former, thoughts are not enough when it comes to halaal and haraam. If it's the latter, we would all benefit if you shared with us your evidence. Inshallah.

 

Ramadan Karim.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Assalamu Alaikum Castro,

 

Although music and the use of musical instruments is a controversial subject...there are some hadiths as well as Qur'anic verses which clearly proof that music/singing as well as the use of musical instruments to be haram.

 

The Prophet Muhammad (SAWS) said:

 

"There will be people of my Ummah who will seek to make lawful; fornication, wine-drinking and the use of ma'aazif (musical instruments)."

 

This implies that ma'aazif was unlawful in the first place.

 

Another Hadith:

 

‘Imraan narrated that the Messenger of Allah said, “In this nation there will be humiliation, corruption and slander. The companions asked, “When will that happen O Messenger of Allah?†He said, “When songstresses and stringed instruments appear and when alcohol is consumed.†(At-Tirmidhee).

 

And Allah knows best

 

PS: Ramadan Kareem to you too

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Castro:

You think or you know? If it's the former,
thoughts
are
not
enough when it comes to halaal and haraam. If it's the latter, we would
all
benefit if you shared with us your evidence. Inshallah.

 

Ramadan Karim.

Hey na'am, Castro is speaking the TRUTH.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this