Sign in to follow this  
brothermussa

Soomaaliyeey Sankaan aad Heesataan Maad Iska Sii Deysaan!

Recommended Posts

Geel Jira Yaaloow waan idin salaamay!

 

Waxaan jeclahay in aan halkaan idiinku sheego in aan soo Arkay Article aad iyo aad runta uuga hadlaayo oo ay Qortay Gabar Soomaali ah oo la dhaho Kaltuum Sheikh. Title Kiisana waa "Soomaaliyeey Sankaan Aad Heesataan Maxaa La sii Deen Weydeen. Waxey ku bilaaweysaa Article-keed Maah Maah qosol leh oo dhaheyso, “Dhuuso ninkii sanka ka qabsado wuxuu moodaa in uu udkoon ku jiro.”

 

Kaltuum Sheikh waa gabar qoraa weyn ah oo wax ku soo qorta bogga Dumarka Soomaaliyeed 4somaliwomen.com Sheekadaan oo ay uuga hadleyso dhibka ka taagan dalkeena, iyo Africa oo idil. Waa Article hadii aad soo akhrisato aad ogaaneyso, in dalkeena iyo africa oo idil loo qorsheeyay in la gumeesto. Afar Sano ka hor ayey kaltuum ku soo qortay Sunta Soomaliya Lagu shubay iyo cidii ka danbeysay, waxaadna moodaa in aan dhamaanteena aan hadda ogaanay.

 

Bal hadda soo akhri maqaalkaan dhabta ah oo ay uuga hadleyso sida ay UNta u qaseeso dalkeena, iyo xitaaa ajandada la leeyahay burcad badeedka.

 

Waa maqaal dhiigga ku dhaqaajinaayo.

 

Sawiro Badan ayaa la socdo ee ma aan rabo in aan halkaan idiinku soo dhajiyo.

 

Waxaad ka soo Akhrisan Kartaa.

 

http://www.4somaliwomen.com raadi article-ka ay ku dhigantahay Kaltuum Sheikh.

 

Waa Walaalkiina wanaaga jecel.

 

Max Mussa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this