Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii Ugu Dambeeyay Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Natiijo hordhac ah: Degmada Sallaxley ee gobolka Maroodijeex.

1⃣KULMIYE 4
2⃣UCID 3
3⃣WADDANI 2

Tirada guud ee kuraasta degmada Sallaxley waa 9xubnood.

Natiijo hordhac ah: Degmada Saylac ee gobolka Awdal

1⃣KULMIYE 4
2⃣WADDANI 4
3⃣UCID 3

Tirada guud ee kuraasta degmada Saylac waa 11 xubnood.

Natiijo hordhac ah: Degmada Lughaya ee gobolka Awdal:

1⃣KULMIYE 5
2⃣WADDANI 2
3⃣UCID won 2

Tirada guud ee kuraasta degmada Luqhaya waa 9xubnood.

Natiijo hordhac ah: degmada Xuddun ee gobolka Sool.

1⃣KULMIYE 7
2⃣WADDANI 2
3⃣UCID 0

Tirada guud ee kuraasta degmada Xuddun waa 9xubnood.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this