Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaalida Iyo Canfarta Oo Heshiiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis Ababa)-Waxaa shalay gelinkii dambe magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya lagu soo gebogebeeyay kulan lagu wada hadashiinayo Canfarta iyo Soomaalida, kulankaas oo diiradda lagu saaray colaadda soo noqnoqotay ee u dhaxaysa labada dhinac iyo sidii xal waara looga gaari lahaa colaaddaasi.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa madax ka socota dowladda federaalka Itoobiya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this