Sign in to follow this  
Deeq A.

“Xisbiga WADDANI Wuxu Soo Sharaxay Nin Aan Cod Ku Haysan Gobolka Maroodi jeex Oo Ah Afhayeenka Xisbiga WADDANI (Barkhad Batuun) Reerkiisu Ma Degaan Somaliland, Waxay Dagan Yihiin Puntland…” Afhayeenka KULMIYE

Recommended Posts

Deeq A.   

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Abdinasir Buuni ayaa yidhi;- “Xisbiga Wadani wuxu soo sharaxay nin aan cod ku haysan Gobolka Maroodi jeex oo ah Afhayeenka xisbiga Waddani (Barkhad Batuun) reerkiisu ma degaan Somaliland, waxay dagan yihiin Puntland, Suldan Naasir waaka halkaas soo joogee waa loo diiday in lasoo sharaxo cid kale, anagu waanu tix galinay labada xisbi mucaarad inaanan cid kale ka garab sharaxin si aanay cod u waayin .

Marka xisbiyada mucaaradku wixii ay gudahooda ka sameeyeen yaanay xukuumada iyo xisbiga Kulmiye kula war wareegin mucaaridku waxay khalad sameeyaan “.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this