Deeq A. Posted May 18, 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Hambalyo u diray Shacabka reer Somaliland oo maanta u dabaal-dagaya Xuska sanadguurada 30aad ee Maalinta Xoriyada 18-ka May oo ah maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday madax-banaanida ay ka go’day Soomaaliya. Halkan ka Akhri Qoraal Rasmiya oo uu baahiyey Shariif Sheekh Axmed:- Qaran News Share this post Link to post Share on other sites