Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland Oo Soo Dhaweysay Go’aankii Midawga Africa

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa war ka soo saartay go’ aanadii ka soo baxay Uruka midawga Afrika.

Jubbaland ayaa sheegtay in ay aaminsan tahay in heshiiskii 17 September uu yahay wadada ugu macquulsan ee lagu gaari karo doorashooyinka.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxtooya Jubbaland ayaa lagu yiri “Dowlada Jubaland waxay soo dhawaynaysaa dadaalada Saxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya iyo war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Golaha amniga Midowga Afrika ee 22 Abriil 2021, Waxaan aaminsanahay in heshiiska doorashada ee Sebtember 17 ay tahay wadada ugu macquulsan ee lagu gaari karo doorasho lagu kalsoonaan karo.”

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this