Sign in to follow this  
Deeq A.

Waatan Cadeyntii Heshiiskii LFA Holdings iyo Madaxweyne Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Hay’ada Gaarka looleeyahay LFA Holdings oo Saldhigeefu yahay New York ayaa Villa Soomaaliya ay kiraysteen si ay ugunololayso ama usoo dhagayso in Madaxweyne Farmaajo uu booqdo Aqalka cad iyo Congarayska Maraykanka.

Inkastoo hada la helay Warqad cadeynaysa 150,000 USD In ay Safaarada Soomaaliya ee Maraykanku ay bixisay hadana waxaa jira 500,000 USD iyana la siiyay Hay’adaan Loobiga samaysa.

Hoos ka Akhriso cadeynaya

A195C642-1418-4939-96D7-9F787E03FD44-374

The post Waatan Cadeyntii Heshiiskii LFA Holdings iyo Madaxweyne Farmaajo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this