Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiya Oo Sheegtay In Suudaan Ay Khatar Ku Tahay Ammaanka Gobolka Geeska Afrika.

Recommended Posts

Deeq A.   

Itoobiya ayaa sheegtay in Suudaan khatar ku tahay nabadda iyo ammaanka gobolka geeska Afrika.

Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa loogu baaqay beesha caalamka inay cadaadis saaraan Suudaan.

Itoobiya waxay sheegtay in Suudaan oo midowga Afrika Guddoomiye ka ah in ay u durbaan tumanayso barakicinta, dhaca shacabka iyo in dagaal lagu qaado dhulka Itoobiya.

Qoraalka ayaa lagu yiri: ” Waxaan beesha caalamka ugu baaqaynaa in Suudaan cadaadis caalami ah la saaro, si miyirkeedu usoo noqdo.”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this