Sign in to follow this  
Deeq A.

Komishanka Tacliinta Sare JSL Oo Laalay Tasdiiqinta shahaado Been Abuur Ah Oo Uu Sitay Musharax Shaaciyay In U Tartamayo Golaha Deegaanka Degmada Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Komishanka tacliinta sare JSL ayaa laalay tasdiiqinta shahaadada uu sito musharax Yaasiin Cabdillaahi Xaashi oo hore u shaaciyay in u tartamayo golaha deegaanka degmada Hargeysa.

Komishanka tacliinta sare ayaa soo jeediyay in murrashax Yaasiin Cabdillaahi laga saaro liiska Murrashixiinta maadaamo oo uu sito shahaado ay xaqiijiyeen inay tahay been abuur tahay.

Dhan kale ciidanka danbi-baadhista Somaliland ayaa iyaguna baadhis ku wada shahaadadan been abuurka ah.

IMG-20210413-WA0005-1-768x1024.jpg IMG-20210413-WA0006.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this