Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka oo Xayiraad culus oo khasaba dul-dhigay Hogaamiyayaasha Maamul-goboleedyada Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   

Waa khasab in madaxda maamul goboleedyada ay Muqdisho ku sugnaadaan”

War qoraal ah oo kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shacabka Soomaaliya ay haatan doonayaan in la qabto doorashada.

The people of #Somalia want elections now. @SaidAbdullahiDe @PresidentMadobe @MrQoorqoor @AliGuudlaawe @Laftagareen must stay in Mogadishu until an election agreement is reached. Failure is not an option. https://t.co/ORiVN4Mzfy

— U.S. Embassy Mogadishu, Somalia (@US2SOMALIA) March 21, 2021

Mareykanka wuxuu madaxda maamul goboleedyada ‘ku amray in Muqdisho ay ku sugnaadaan tan iyo inta looga heshiinayo hannaanka doorashada ee Soomaaliya.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this