Sign in to follow this  
Deeq A.

Wariye Jamaal Faarax oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Allah ha u naxariistee Wariye Jamaal faarax Aadan oo ka tirsanaa suxufiyiinta ka hawl gala magaalada Gaalkacyo ayaa galabta maqribkii lagu dilay agagaarka xerada Siinaay ee magaalada Gaalkacyo.

Ma cadda sida uu u dhacay dilka Wariyaha iyo cidd gaysatay toona, mana jirto cid sheegatay dilka suxufigaas.

Horay waxaa magaalada Gaalkacyo uga dhacay dilal noocaan ah oo lala beegsaday mas’uuliyiin iyo dad rayid ah intaba kuwaas oo qaarkood ay sheegteen Al-shabaaab.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this