Sign in to follow this  
Deeq A.

Canada Oo Ku Dhiiratay Tallaabo Geesinimo Leh Oo Ay Diideen Dalal Badan Oo Muslimiin Ahi Iyada Oo Xasuuq U Aqoonsatay Dhibta Uu Shiinaha Ku Hayo Musliminta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Ottawa)-Dowladda Canada ayaa xasuuq u aqoonsaday hagar-daamada uu Shiinuha ku hayo qowmiyadda Muslimiinta Uyguurka ama Wiigariska ee dalkaas. Go’aankan ayaa waxaa si aqlabiyad leh ugu coddeeyey baarlamaanka dalka Canada.

Canada waxay noqonaysaa dalka labaad ee tallaabadan qaada, iyada oo dalka Maraykanku horay falka dawladda Shiinaha uu xasuuq ugu aqoonsaday, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this