Sign in to follow this  
Xudeedi

Women Discussion in Dhahar: Can Marriage Be Compatible with Attaining Academic Goals

Recommended Posts

Xudeedi   

b3a54ecc0915f9347c3f53fa31d161fe_L.jpg

 

Barnaamijka Qoyska iyo Haweenka------ Saameyn intee le’eg ayuu guurka ku yeelan karaa Shaqada iyo Waxbarashada hooyada

 

Somali Public Radio: Barnaamijka Qoyka iyo Haweenka waa barnaamij todobaadle ah oo si toos ah uga baxo idaacada Somali Public Radio. Waa barnaamij ka mid ah barnaamijyo badan aanu uga hadalno nolosha haweenka, waxaanu sidoo kale bilaabanaya barnaamij la magac baxay Haweenka iyo Hogaanka.

 

Barnaamijka todobaadkan ayaa waxaanu uga falanqooney “Saameyn intee le’eg ayuu guurka ku yeelan karaa Shaqada iyo Waxbarashada hooyada?”. Mawduucan oo ah runtii mawduuc aad u xiisa badan ayaa waxaa ka falan qoonaya ama aan iraahdee ka doodaya shaqsiyaadka kala ah:

 

Sucaad Maxamed Jaamac: Ardayad Science & Technology ee magaalada Sanca ee Dalka Yemem. Sucaad ayaa hada waxay howlo shaqo ah u joogtaa magaalada Dhahar ee xarunta Haylaan.

 

Farxiya Axmed Gaas: Waa hooyo degan magaalada Dhahar, waxna barata, una shaqeysa hay’ada Horn Relief.

 

Faaduma Siciid Axmed: Waa gabadh wax ka baratey Jaamacada Bariga Africa ee ku taal magaalada Boosaaso haatana ku sugan magaalada Dhahar.

 

Xamdi Cali Axmed: Ardayad wax ka barata Dugsida Sare ee magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan.

 

Niciima Muuse Cilmi

Dhahar, Haylaan

Somali Public Radio

www.spr.fm

spr@spr.fm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Well... this debate is every where ileen.

 

It wonderful how these ladies can have a debate with out making it sound like war. I have a feeling we (women folk) should take over the country and its maamul lol ! Who is with me?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this