Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Duqa Muqdisho oo gaaray magaalada Samareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Filish iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo.

Guddoomiyaha ayaa Dhuusamareeb uga qeyb gali doona shirka wadatashiga ee uu ku baaqay Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

6bf1631c-a0e8-4930-b261-5139f4a7f5be.jpg 7faaaf74-a3ca-42cf-bd40-5c81b90e3275.jpg 14e1919e-df1c-4416-8463-b05439c76ef1.jpg 54d1cd02-b31a-4bef-a8be-6da37819b560.jpg 714d8a36-9695-4c06-a6d7-51f91ffa6403.jpg adb8a375-55ff-40dc-90d0-f7bc3b4527e6.jpg b496a9b3-b7d7-4888-bdc4-071dd2fbf28d.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this