Deeq A. Posted January 31, 2021 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo goor-dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay waddada aada dhanka garoonka Aadan Cadde, gaar ahaan ilinka hore ee hotel Afrik. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in rag hubeysan ay gudaha u galeen hotelka, waxaana haatan rasaas xoogan laga dhex maqlayaa hotel Afrik. Faah faahinta kala soco:radioshabelle.com View the full article Share this post Link to post Share on other sites