Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaarada Ciyaaraha Jubbaland Oo Dib U Dhigtay Qabashada Doorashada Xiriirka Kubbadda Cagta

Recommended Posts

Deeq A.   
Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Maamulka Jubaland Mudane Cusmaan Xuseen Xaaji Fayruus ayaa soo saaray warqad ay ku cadahay xiliga dhabta aha ee laqaban doono Doorashada Guddoomiyaha Xiriirka Kubbada Cagta Jubbaland
IMG-20180918-WA0022-1024x683.jpg
Wasiirka ayaa sheegay inta doorasho ay ka dhaceyso aan wax shaqo ah la qaban karin,warqada kasoo baxday xafiiska wasiirka Ciayaraha iyo Jubaland ayaa u qorneeyd sida tan
IMG-20180918-WA0026-1024x683.jpg
“Kadib markaan darsey xaalada guud ee ciyaaraha Jubaland,Kadib markaan arkay cabashooyin badan oo kadhashay qabsoomida DoorashadaGuddoonka Xiriirka kubada cagta Jubaland,Waxaan si rasmi ah u go’aamiyay in doorashada Gudoomiyaha Xiriirka kubada cagta Jubaland dib loo dhigo, ayna ku dhicidoonto mudo 45 cisho gudohoodda” ayuu lagu sheegay qoraalka ka soo baxay xafiiska Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Jubaland Mudane Cusmaan Xuseen Xaaji Fayruus .
141329255_3710762638970471_9323017906789
sidoo kale qoraalka ay lagu sheegay in Gudiga xiriirka Kubada cagta Jubaland ee mudo xileedkooda dhamaadey in aan wax shaqo ah qaban karin ilaa ay doorashada ka dhaceeyso139814472_3700628466650555_9112038070808

Sidoo Kale Aqriso Warar Ku Saabsan Jubaland

Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Jubbaland Oo Kulan La Qaatay Madaxa Kooxaha Jubbaland

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this