Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News— Kulankii Villa Somaliya oo saacado badan qaatay iyo Warsaxaafadeed kasoo bixi doona

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulankii Caawa U socdey Madaxweyne Farmaajo, Raysal wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha Hirshabelle, Galmudug, Koonfur Galbeed ayaa caawa goor dambe gaaray.

Kulanka oo warar kala duwan kasoo baxayaan waxaa la filayaa in isla caawa ay soo saaraan Warsaxaafadeed ama ay qabtaan shir saxaafdeed.

Waxaa loo badinayaa inay dhaacin doonaan Xiliga Doorashadu dhacayso oo ay dib uga dhigayaan Xiligii horay loogu hrshiiyay Heshiiskii Sebtembar 2020.

Kala soco Puntlandi.com

The post Breaking News— Kulankii Villa Somaliya oo saacado badan qaatay iyo Warsaxaafadeed kasoo bixi doona appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this