Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo kulan kula leh Villada Laftagareen, Qoorqoor iyo Guudlaawe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan Itidaha loo xiray wuxuu Xafiiskiisa kula leeyahay Madaxweynayaasha Hirshabeele, Koonfur Galbeed iyo Galmudug. Kulankaan oo iminka ka socda Villa Soomaaliya ayaa looga xaajoonayaa Doorashada Soomaaliya,

Masuuliyiinta uu Madaxweynuhu la shirsan yahay oo lagu xanto inay yihiin Rag uu isagu ku fariisiyay Kuraasta ay kaga fadhiyaan Maamuladooda ayuu kala tadhanayaa sidii laga yeeli lahaa Doorashada Dalka oo muran xoogan ka taagan yahay.

Kulankaan wuxuu u muuqaal egyahay kulankii Bishii Ogoosto sanadkii tagay ee lagusoo gabagabeeyey Shirkii Fashilmay ee Dhuusamareeb, Kulankasoo saanoo kale uu Madaxweyne Farmaajo kula shiray Sadexda Madaxweyne ee Sadexdaan Maamul.

Puntlandi.com Muqdisho

The post Madaxweyne Farmaajo oo kulan kula leh Villada Laftagareen, Qoorqoor iyo Guudlaawe appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this