Sign in to follow this  
Deeq A.

Rugta Ganacsiga Hirshabeelle oo Ka Hortimid Kala dirista Rugta Ganacsiga Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Warsaxaafadeed ay soo saareen Rugta Ganacsiga Hirshabeele ayaa looga soo horjeestay kala diristii Wasaarada Ganacsiga dowladda ay ku sameysay Rugta Ganacsiga Soomaaliya.

 

Qoraal kasoo baxay ayaa lagu yiri waxaan taageersanahay Rugta ganacsiga waana mid ka madax banaan wasaarada ganacsiga Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka Rugta Ganacsiga Hirshabeelle

fb_img_1609608435635_720.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this