Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug oo amar dul dhigtay shacabka magaalada Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa wareegto amniga lagu xaqiijinaayo dul dhigay bulshada gobolkaasi.

Diiriye ayaa tilmaamay in wareegtadaas ay ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayna fulinayaan amarkaasi.

Halkan hoose ka aqriso:-

WhatsApp-Image-2020-12-29-at-10.45.50-72

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this