Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Rooble oo xafiiskiisa u magacaabay Xoghaye cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u magacaabay  Dr. Maxamed Ibraahim Nuur in uu noqdo xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Ra’iisal wasaare Roooble ayaa kula dardaarmay xoghayaha cusub ee joogtada xafiiska Ra’iisalwasaaraha Mr. Nuur inuu dardar geliyo shaqada loo idmaday ee Xafiiska.

 

134107192_3536052163116956_3600098557717

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this