Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka aan loo kala harin ee Siyaasada oo maanta ka furmaysa Garowr,

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirweyne looga Munaaqashoonayo Arimaha Federaalka iyo Doorashooyinka oo ay soo qaban qaabiyeen Mac’hadka Heritage Institute ayaa maanta ka furmaya Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland kasoo ay ka qayb galayaan Siyaasiyiinta ugu Tunka weyn Soomaaliya.

Kulanka oo ah Siminaar lagu lafa furayo Arimaha hortaagan Doorashada, Dastuurka iyo horu u socodsiinta Feederaalisamka.

Madaxweyne Saciid Deni, Madaxweyne Xasan Sheikh, Shariif Xasan , Madaxweyne Axmed Madoobe, Madaxweyne Qoorqoor , Xasan Cali Kheyre iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalaya.

Kala soco Puntlandi.com maanta iyo Garowe

The post Shirka aan loo kala harin ee Siyaasada oo maanta ka furmaysa Garowr, appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this