Sign in to follow this  
Deeq A.

Masawiro : – Madaxwyne Xasan Sheekh iyo Wafdi weheliyey oo si weyn loogu soo dhaweyey Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Garoonka Generaal Maxamed Abshir Muse ee Garoowe ku soo dhaweeyey Wefdi aad u balaaran oo uu hogaaminayo Madaweynihii hore ee Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha oo ay wefdigiisa ka mid aheyeen Madaxweynihii hore Maamul Goboleedka Somaaliyeed ee Konfur Galbeed ayaa inta ay joogaan Garoowe ka qeyb geli doona kulanka is arag iyo wadatashiga hogaamiyayaasha siyaasada Somaaliya ee ay soo qabanqaabisay Machadka The Heritage Institute for Policy Studies.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safka hore uga jira dadaalada lagu doonaayo in Dalka dib loogu soo celiyo dhabihii Dimuqraadiyada iyo dibu heshiisiinta ee dibu dhaca iyo dhaawucu ku yimid mudadii 4 sano aheyd ee talada Dalku u gacan gashay Madaxweyne Farmaajo, oo lagu eedeeyo inuu u fekero sidii hogaamiyaashii kacaank guuldarada ee Oktober, kuwaas oo dalkan iyo Dadka Somaaliyeedba aakhirkii uga fakaday burburkii iyo colaadii ay ka abuureen.

  • FB_IMG_1609085066545-1-750x500.jpg
  • FB_IMG_1609085041396-750x500.jpg
  • FB_IMG_1609085021075-750x500.jpg
  • FB_IMG_1609085048673-750x500.jpg
  • FB_IMG_1609085054983-750x500.jpg
  • FB_IMG_1609085029364-750x500.jpg
  • FB_IMG_1609085060948-750x500.jpg
  • FB_IMG_1609085014005-750x500.jpg
  • FB_IMG_1609085035186-750x500.jpg

The post Masawiro : – Madaxwyne Xasan Sheekh iyo Wafdi weheliyey oo si weyn loogu soo dhaweyey Garoowe appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this