Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Puntland oo Shaqadii Ka Joojiyey Guddoomiyihii Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo Dimuquraadiyeenta maamulka Puntland  ayaa shaqo joojin ku sameysay guddoomihii magaalada Gaalkayo ee gobolka Mudug Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed kadib markii wasaaraddu ay sheegtay in shacabku ay cabasho ka keeneen maamulka degmada sida lagu xusay qoraal soo baxay.

Halkaan Ka Akhriso:

War-7.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this