Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliska Puntland oo Lacag dul dhigay Madaxa Nin ay raadinayaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Booliska Puntland ayaa soo bandhigay Nin loo heysto dambiyo aysan shaacin, waxayna Boolisku ay Buldhada Soomaaliyeed weydiisteen in laga caawiyo Macluumaadka ninkaan si loosoo taago maxkamad si uu uga eedbaxo Dambiyada loo heysto.

Boolisku waxay Aduun gaaraya 2000 USD u balan qaadeen Qofkii soo sheega macluumaad horseedi kara Xariga ninkaan.

Magaciisu waa Ibraahim Siidow, Qofkii Xog ka haya Ibraahim Siidow hala xiriiro Booliska Puntland wixii Faahfaahin ah ka eeg tabeelahaan hoose

378F35A8-CC3D-4A46-A99B-9FB269C74D8B-800

The post Booliska Puntland oo Lacag dul dhigay Madaxa Nin ay raadinayaan appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this