Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News : – Midowga Musharixiinta Somaaliyeed oo caawa soo saaray Baaq Diniin ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, Dowlad Goboleedyada, bulshada rayadka ah iyo beesha Caalamka in ay qaswade u aqoonsadaan Madaxweyne Farmaajo, meelna looga soo wadajeesto, si wadajir ahna looga hortago ficillidiisa gurracan ee halista gelinaya nabadda iyo xasilloonida dalka.

  • FB_IMG_1608746545141-356x500.jpg

  • Screenshot_20201223-190326_Samsung-Inter

The post Breaking News : – Midowga Musharixiinta Somaaliyeed oo caawa soo saaray Baaq Diniin ah appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this