Sign in to follow this  
Deeq A.

Danjire Salaad Cali Jeelle oo laga guddoomay warqadaha safiirnimo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlada Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Djibouti  Danjire Salaad Cali Jeelle.

Danjiraha Soomaaliya ee dowlada Mudane Salaad Cali Jeelle oo Madaxweynaha Djibouti gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hoosta ka xariiqay in uu dadaal badan gelin doono xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada dal, isaga oo dowladda iyo shacabka Jabuuti  uga mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

4cd7893b-ec50-4b51-96b7-668ce8aaa381.jpg 7387d3ef-8503-41fa-9de3-c6699bf47aab.jpg c43a9bed-a1c4-4172-b987-d99725119393.jpg cf7e5cca-ff39-4d63-8345-b3b0ee043aad.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this