Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jabuuti)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa waxa si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Jabuuti, Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda dalkaas.

Waftiga Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeyb-gali doona Shirka 38-aad ee aan Caadiga ahayn ee Urur Gobolleedka IGAD oo lagaga hadlayo xaaladda Gobolka.


Halkan Hoose ka daawo:

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this