Sign in to follow this  
Deeq A.

Somalia oo ku eedaysay Dawlada Kenya inay Hubaynayso Jabhado Duulaan ku soo qaada+Dagaal laga yaabo inuu ka qarxo Xuduuda

Recommended Posts

Deeq A.   

Soomaaliya oo ku eedeysay in Kenya ay hubeyneyso jabhado

Qoraal la baahiyay ayaa waxay dowladda Federaalka Soomaaliya ku sheegtay inay si dhaw ula socoto abaabul militari ee ay dowladda Kenya maalmahan ka wadday aagga Mandera.

Waxay sidoo kale dowladda Soomaaliya sheegtay inay qaadeyso tallaabo kasta oo ay ku xaqiijinayso madaxbannaanideeda siyaasadeed, wadajirkeeda dhuleed iyo ilaalinta sharafka iyo karaamada shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Halkan ka akhri Qoraalka:

somalia.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this