Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliska Australia Oo Toogasho Ku Dilay Wiil Soomaali Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Australia)-Booliska gobolka Queensland ee dalka Australia ayaa maanta badhtamaha magaalada Brisbane ku toogtay wiil Soomaali oo 22 jir ahaa.

Booliska ayaa sheegay in wiilka uu mindi Ku hubeysnaa, islamarkaana uu halisgeliyey naftooda, sida ay sheegeen, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this