Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan Gaar Ah Oo Hadda Madaxtooyada Kenya Uga Socdaa Madaxweyneyaasha Kenya Iyo Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynayaasha Kenya iyo Somaliland ayaa kulan gaar ahi hadda uga socdaa madaxtooyada Kenya.

Kulankan ayaa gaar u ah labada madaxweyne mana jirto cid ku wehelinaysa.

Waa kulankii labaad ee dhexmara labada madaxweyne Uhurra iyo Biixi.

Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa in uu galabta dib ugu soo laabto magaalada Hargeysa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this