Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Guddiga doorashada oo la kulmay Danjiraha Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal mudane Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz.

Kulanka ay yeesheen labadaan mas’uul ayaa ahaa mid xog-isdhaafsi ah oo ku saabsan dardargelinta howlaha doorashada.

521b3869-3198-45d1-9012-adfa83218904.jpg a48741b4-7742-4f66-affd-1b9dc291b473.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this