Sign in to follow this  
Deeq A.

Kenya Oo Ka Hadashay Safarka Madaxweyne Biixi Ku Tegay Nairobi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Nairobi)-Dawladda Kenya ayaa sheegtay in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo kasoo degay magaalada Nairobi booqasho uu ku yimid dalkaasi.

Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Kenya ayaa sheegtay in Madaxweynaha Somaliland uu soo dhoweeyey sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo lagu magacaabo Ababu Namwamba.

Kenya waxay sheegtay in Madaxweyne Biixi uu kulan la yeelan doono Madaxweyne Kenya Uhuru Kenyatta maalinta Isniinta ayna ka wada hadli doonaan arrimaha ay danaynayaan labada dhinac, Halkan hoose ka DAAWO

https://youtu.be/qsj-kG6RX0s

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this