Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland Oo Hadda U Dhoofay Dalka Kenya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland ayaa hadda ka dhoofay magaalada Hargeysa isagoo ku sii jeeda waddanka Kenya.

Madaxweyne Biixi, waxa Garoonka Diyaaradaha Nairobi ku soo dhawayn doona sida qorshuhu yahay mas’uuliyiin ka socda Xukuumadda Kenya oo uu hoggaaminayo wasiirka Ganacsiga Piter munya.

Labada madaxweyne ee Kenya iyo Somaliland ayaa la filayaa in maalinta berri ah ay kulan yeeshaan.

Labada madaxweyne ayaa la filayaa in ay ka wadahadlaan qodobo isugu jira Siyaasad iyo Ganacsiga.

Socdaalka madaxweyne Biixi, ayaa ku soo beegmaya xilli cilaaqaadka Kenya iyo Soomaaliya sii xumaanayo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this