Sign in to follow this  
Deeq A.

Diwaan galintii oo Ka bilaabmatay Hargeisa iyo goobtii ugu mihiimsanayd bariga Hargeysa oo xidhan

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG_20201213_103747807-169x300.jpg

IMG_20201213_103735960_HDR-169x300.jpg

Waxa maanta si rashmi ah uga bilaabmatay magaalada Hargeysa is diiwaan galintii codbixiyayaasha golayaasha deegaanka iyo wakiilada.

 

Waxana gabi ahaanba xidhan goob mihiim ah oo ku taala bariga Hargeisa oo ah goobta ugu dadka badan xaafada New Hargeysa isla markaasina dhinaca ku haysa kaalinta shiidaalka ee Al Shugri, waa a sida aad ku aragtid sawirka kor ku xusan.

Waxana goobtaasi ku sugan ilaaladii loogu talo galay ilaalinta amaanka, waxana ay noo sheegeen in ciladi xaga farsamadahi ay goobta ka jirto

 

 

 

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this