Sign in to follow this  
Deeq A.

Beesha Siwaaqroon oo ka hortimid Xilka xayuubintii xildhibaan Muuse Jejebsay

Recommended Posts

Deeq A.   
Jajabsay.jpg?resize=1000%2C677&ssl=1Muuse Siciid Xasan Jejebsay

Qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Siwaaqroon, ayaa si ka horyimid xilka xayuubintii lagu sameeyay xildhibaan Muuse Siciid Xassan (Jejebsay), kaas oo kamid ahaa 8 mudane oo Baarlamanka Puntland xasaanadda ka qaaday.

Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha oo Warbaahinta la hadlay, ayaa sharci-darro ku tilmaamay xilka xayuubinta lagu sameeyay xildhibaan Muuse Siciid  Xassan, waxaana ay sheegeen in isagu weli Beesha ku matalo Baarlamanka Puntland.

Hoos ka daawo Muuqaalka

PUNTLAND POST

The post Beesha Siwaaqroon oo ka hortimid Xilka xayuubintii xildhibaan Muuse Jejebsay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this