Sign in to follow this  
Deeq A.

Abiy Axmed oo ku sii jeeda dalka Kenya+Ujeedada Safarkiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Kenya ayaa shaacisay in Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu maalinta Arbacada ee toddobaadkan booqahso laba maalmood ah ku tegi doono dalka Kenya.

abiy-1.jpg

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maalinta Arbacada ah ku kulmi doona magaalada Mooyaale ee Gobolka Marsabit, waxayna labada hoggamiye si wadajir ah u furi doono bar kontorol oo ku taalla xuduudda labada waddan.

Isla maalintaas waxay labada hoggaamiye booqan doonaan gobolka Lamu iyagoo kormeeri doona dhismaha dekedda cusub ee Lamu, dekaddaas oo isku xiri doonta adeegga Kenya, Suudaanta Koonfureed iyo Itoobiya.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this