Sign in to follow this  
Deeq A.

Midowga Murashaxiinta oo Laaley Doorashada Guddiga Lagu Muransanyahay, Una Digay Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Midowga murashaxiinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay doorashada guddoonka guddiga lagu muransanyahay ee doorashada dadban, kaas oo ay horay u magacawday dowladda federaalka ah.

Qoraal kasoo baxay murashaxiinta ayaa lagu sheegay in guddigu yahay mid sharci darro ah, isaga oo intaa ku daray in golaha uu qaadi-doonno tilaabo kasta oo dalka looga badbaadinayo iney dhacdo doorasho boob ah ama firaaq dastuuri ah.

Waxaa uu sidoo kale, Farmaajo uga digay cawaaqib xuimada ka dhalata ku adkeysigiisa tallaabooyinka uu ku diidan yahay doorasho la isla ogol yahay.

gud-735x1024.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this