Sign in to follow this  
Deeq A.

Cadaado “Wasiir Xamse Saciid Waxaan Ka Rajaynayaa Horomar ”

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah dhallinyarada degmada Cadaado iyo Madaxda Isboortiga ayaa soo dhaweeyay howlaha uu wado Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,iyagoo sheegay in ay ku qanacsanyihiin shaqooyinka is badalka uu la yimid mudadii uu xafiiska joogay,iyagoo intaa ku dary in ay tahay markii ugu horeesay oo jagadan loo magacaabao ciyaaryahan u soo dheelay Xulka Qaranka Soomaaliya,balse Wasiir Xamse ay ka sugayaan horomar iyo guulo inta uu joogo Wasaarada Ciyaaraaha Dalka

Daawo Bahda Isboortiga Cadaado Iyo Aaragtidooda Ku Aadan Wasiir Xamse

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this