Sign in to follow this  
Deeq A.

Af-hayeenka Tigray oo ka hadlay Xaalada Mekelle & Wararkii u danbeeyay Halkay Dagaalada ka socdaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Af-hayeenka Tigray oo ka hadlay Xaalada Mekelle & Halkay Dagaalada ka socdaan

Teleefishinka dowladda oo baahiyay xaaladda Mekelle kaddib markii dowladda ay qabsatay halkaas
Teleefishinka dowladda oo baahiyay xaaladda Mekelle kaddib markii dowladda ay qabsatay halkaasImage caption: Teleefishinka dowladda oo baahiyay xaaladda Mekelle kaddib markii dowladda ay qabsatay halkaas

Sarkaal oo ka tirsan TPLF ayaa sheegay in dagaalka Tigray uusan weli dhamaan isla markaana uu ka socdo deegaano kala duwan.

Getachew Reda oo la hadlayay teleefishinka Tigray ayaa sheegay in madaxda TPLF ay isaga baxeen caasimadda Mekelle maadama aysan dooneyn in lagu dhex dagaalamo gudaha magaalada.

Dowladda federaalka Itoobiya waxay sheegtay in lasoo gabagabeeyay wajigii ugu dambeeyay ee dagaalka kaddib markii ciidamada ay la wareegeen caasimadda Mekelle.

Waxaa aad u adag in la xaqiijiyo wararka kasoo baxaya gobolka inta badan uu maqan yahay khadka isgaarsiinta.

Article share tools

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this