Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka Oo Doonayaa Inuu Weeraro Gaadmo Ah Ku Qaado IRAN

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Qaar ka mid ah wargeysyada Carabta iyo bogogga Internet-ka ayaa waxa ay wax ka qoreen booqashada uu Sacuudiga iyo Qadar toddobaadkan uu ku tagayo Jared Kushner, oo ah la taliyaha Aqalka cad ahna wiilka uu Soddoga u yahay madaxwayne Donald Trump.

Qaar ka mid ah dadka wax qora ee Carbta ayaa waxay ku sheegeen u jeedada booqashadiisa inay tahay Mareykanka oo doonaya inuu toddobaadyada soo socda uu weerar ka fuliyo Iiraan “iyada oo la xaddidayo baaxadda weerarka amaba la balaadhinayo.”

Qaar kale ayaa qaba in booqashada Kushner ay tahay mid uu ku doonayo inuu ku xaliyo khilaafka Khaliijka ee u dhaxeeya dalalka Sacuudiga, Imaaraaka iyo Baxrey oo dhinac ah iyo dowladda Qadar.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this